HomeWararXildhibaan Abuukaate oo ka hadlay Xildhibaaan ay ilaaladiisu ku dileyn Muqdisho

Xildhibaan Abuukaate oo ka hadlay Xildhibaaan ay ilaaladiisu ku dileyn Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Allaha u naxariistee Waxaa Maanta Muqdisho lagu dilay Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka mid ah Baarlamaanka Dowlad Goboleedka galmudug. Xildhibaanka ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas uu ku furay Gaari kale oo uu watay xildhibaan Maxamed Abuukaate oo ka mid ah Xildhibanada Golaha Shacabka Soomaaliya. Xildhibaan Abuukaate oo la hadlay Radio Dalsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u naxariistee Waxaa Maanta Muqdisho lagu dilay Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka mid ah Baarlamaanka Dowlad Goboleedka galmudug.

Xildhibaanka ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas uu ku furay Gaari kale oo uu watay xildhibaan Maxamed Abuukaate oo ka mid ah Xildhibanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

- Advertisement -

Xildhibaan Abuukaate oo la hadlay Radio Dalsan aya sheegay in gaarigiisa uu ku dhacay gaariga kale ee xildhibaanka geeriyooday taasna ay sababtay in y ka shakiyeen ilaaladiisa.

Waxa uu sheegay markii labada gaari ay isku dhaceen in uu Baastoolad la soo baxay Allaha u naxariistee Ex Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed deetana uu rasaas ku riday mid ka mid ah ilaaladiisa dhaawac ahaana isbitaal loogu qaaday in kastoo oo markii dambe uu geeriyooday.

Xildhibaan Garaad Yuusuf Qowqabe oo ka mid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa Dalsan u xaqiijiyay geerida Marxuum xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed, waxa uuna uga tacsiyeeyay Ehelkiisa in Samir Iimaan uu Eebe ka siiyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts