HomeWararDEG DEG:-Xildhibaan Goordhow lagu dilay M/Muqdisho

DEG DEG:-Xildhibaan Goordhow lagu dilay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa goordhow Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka galmudug. Marxuumka ayaa waxa uu ku dhaawacmay rasaas lagu furay Gaari uu watay xili uu marayay meel aan ka fogeyn Isgoyska Zayidka ee Magaalada Muqdisho kadibna uu u geeriyooday dhaawacii soo gaaray. Warar aan la xaqiijin ayaa waxa ay sheegayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka galmudug.

Marxuumka ayaa waxa uu ku dhaawacmay rasaas lagu furay Gaari uu watay xili uu marayay meel aan ka fogeyn Isgoyska Zayidka ee Magaalada Muqdisho kadibna uu u geeriyooday dhaawacii soo gaaray.

- Advertisement -

Warar aan la xaqiijin ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Rasaasta ku furay Gaariga Xildhibaanka ay ka mid yihiin Ilaalada Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya in kastoo aanan weli Magaciisa la helin.

Weli macada sababta ka dambeysa rasaasta lagu furay Gaariga xildhibaanka,waxaana Warar ay sheegayan in ay kala shakiyeen.

Wixii ku soo kordha kala socda Radio Dalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts