HomeWararWaqtiga uu furmayo tartanka Kubadda Cagta Maamul goboleedyada oo la shaaciyay

Waqtiga uu furmayo tartanka Kubadda Cagta Maamul goboleedyada oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo gaba gabeeyay shir looga tashanayay qaabkii uu u dhici lahaa tartanka Kubadda Cagta Gobolada dalka Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa kaqayb galay Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlada federaalka soomaaliya, Wasiiradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada dowlad gobolledyada dalka  iyo madaxda xirirrka kubadda cagta dalka. Hadaba shirkaan ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ku saabsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo gaba gabeeyay shir looga tashanayay qaabkii uu u dhici lahaa tartanka Kubadda Cagta Gobolada dalka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa kaqayb galay Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlada federaalka soomaaliya, Wasiiradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada dowlad gobolledyada dalka  iyo madaxda xirirrka kubadda cagta dalka.

- Advertisement -

Hadaba shirkaan ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ku saabsan ahmiyadda tartanka la filayo in lagu qabto magaalada Kismaayo.

Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts