HomeWararDhageyso:-Ururka ONLF oo ka hadlay Go’aankii Baarlamaanka ee dhiibistii Qalbi Dhagax

Dhageyso:-Ururka ONLF oo ka hadlay Go’aankii Baarlamaanka ee dhiibistii Qalbi Dhagax

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shalay Baarlamaanka Soomaaliya waxa ay gebi ahaanba qalad ku tilmaameen dhiibistii Xukuumadda ee Cabdi Kariim Muuse Qalbi  Dhagax ay ugu wareejiyeen Dowladda Itoobiya waxaana arrintaasi ka hadlay Madaxda Ururka ONLF oo uu ka tirsanaa. Afhayeenka Ururka ONLF ayaa sheegay in dhiibistii Qalbi Dhagax ay aheyd mid leysla wada ogaa isla markaana ay masuul ka ahaayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay Baarlamaanka Soomaaliya waxa ay gebi ahaanba qalad ku tilmaameen dhiibistii Xukuumadda ee Cabdi Kariim Muuse Qalbi  Dhagax ay ugu wareejiyeen Dowladda Itoobiya waxaana arrintaasi ka hadlay Madaxda Ururka ONLF oo uu ka tirsanaa.

Afhayeenka Ururka ONLF ayaa sheegay in dhiibistii Qalbi Dhagax ay aheyd mid leysla wada ogaa isla markaana ay masuul ka ahaayeen Madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya isla markaana ay aad uga xumaadeen.

- Advertisement -

Waxa uu ku taageeray Go’aankii ay qaateen Baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in ay qalad aheyd dhiibistas iyo in Warqad loo diro Dowladda Itoobiya si ay dib ugu soo celiso Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax.

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada ONLF waxaa kaloo sheegay in iyagu aysan marnaba aqbaleyn in dadka soomaaliyeed la dhibaateeyo isla markaana xurriyada laga qaado sida uu hadalka u dhigay.

Dhiibistii Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax ayaa  waxa ay aheyd mid dhabarjab weyn ku noqotay Dowladda Soomaaliya kadib culeysyo kaga imaanayay xildhibaanada Siyaasyiyiin iyo Shacabka intaba.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka ONLF Cadaadi Hirmooge.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts