HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Siilaanyo amar siiyay laamaha Amniga Maamulka Soomaaliland

Dhageyso:-Madaxweyne Siilaanyo amar siiyay laamaha Amniga Maamulka Soomaaliland

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa ugu horeyn waxa uu ugu baaqay xisbiyada ka mid ah kuwa ku tartamaya doorashada in aan l aqbali doonin in ay sameeyaan dabaaldegyo iyada oo aan lagu dhawaaqin natiijada doorashada. Waxa uu sheegay in sidoo kale aan la aqbali doonin dibin daabyada lagu wado nabada iyo deganaansha […]

- Advertisement -

Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa ugu horeyn waxa uu ugu baaqay xisbiyada ka mid ah kuwa ku tartamaya doorashada in aan l aqbali doonin in ay sameeyaan dabaaldegyo iyada oo aan lagu dhawaaqin natiijada doorashada.

Waxa uu sheegay in sidoo kale aan la aqbali doonin dibin daabyada lagu wado nabada iyo deganaansha Soomalilnd,isaga oo amray laamaha amniga in ay tallaabo qaadaan.

- Advertisement -

Isaga oo dardaaran u jeedinayay Madaxda Xisbiyada ayaa waxa uu sheegay in loo baahan yahay in ay dhowraan sugnaanta doorashad isla markaana aysan sameyn wax hordhac ah si aysan markale rabshada uga dhicin soomaaliland.

Hadalka Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa ku soo aadaya xili weli la sugayo ku dhawaaqista Natiijada doorashadii 13,kii Bishaan ka dhacdo Deeganada Soomaliland.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Siilaanya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories