HomeWararDhageyso:-Xildhibaan Fiqi”Dadkii ku lug lahaa dhiibistii Qalbi Dhagax hala Maxkamadeeyo”

Dhageyso:-Xildhibaan Fiqi”Dadkii ku lug lahaa dhiibistii Qalbi Dhagax hala Maxkamadeeyo”

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Shalay Baarlamaanka Soomaaliya waxa ay qalad ku tilmaameen dhiibistii Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa Madaxda Ururka ONLF ee lagu wareejiyay Dowladda Itoobiya. Xildhibaanada Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo ka mid ahaa Xildhibaanada sidaweyn uga soo horjeeda arrintaas ayaa sheegay in dadkii ay guddigii baaritaanada […]

- Advertisement -

Shalay Baarlamaanka Soomaaliya waxa ay qalad ku tilmaameen dhiibistii Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa Madaxda Ururka ONLF ee lagu wareejiyay Dowladda Itoobiya.

Xildhibaanada Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo ka mid ahaa Xildhibaanada sidaweyn uga soo horjeeda arrintaas ayaa sheegay in dadkii ay guddigii baaritaanada waday ay wareysteen aysan heyn kuwo awood weyn ku leh dalka.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in arrintaan ay ku wanagsaneyn in wax badan laga weeydiiyo Madaxdii dalkaan lagu aaminay balse aan Nabad-Sugid lala aadin.

Waxa uu sheegay hadii kiiskaan ay Nabad-Sugida qeyb ku laheyd la soo qabto Shaqsiyadkii ka dambeeyay wareejintii Cabdi Kariim Qalbi Dhagax isla markaana Maxkamad la soo taago.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Fiqi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories