HomeWararDhageyso:- Guddiga doorashada Soomaaliland iyo xisbiga WADANI oo Goordhow heshiis ...

Dhageyso:- Guddiga doorashada Soomaaliland iyo xisbiga WADANI oo Goordhow heshiis kala saxiixday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Kulan shalay soo bilaawday oo u dhaxeeyay Guddiga doorashooyinka Soomaaliland iyo Madaxda xisbiga WADANI ayaa maanta la soo gaba gabeeyay iyada oo qodobo laga soo saaray. Kulankaan ayaa ka dambeeyay kadib markii xubnaha Xisbiga WADANI ay sheegeen in ay hakiyeen wadashaqeyntii guddiga doorashada kadib markii ay heleen Warqado ay ku sheegeen kuwo been  ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan shalay soo bilaawday oo u dhaxeeyay Guddiga doorashooyinka Soomaaliland iyo Madaxda xisbiga WADANI ayaa maanta la soo gaba gabeeyay iyada oo qodobo laga soo saaray.

Kulankaan ayaa ka dambeeyay kadib markii xubnaha Xisbiga WADANI ay sheegeen in ay hakiyeen wadashaqeyntii guddiga doorashada kadib markii ay heleen Warqado ay ku sheegeen kuwo been  ah oo loogu codeeyay xisbiga Kulmiye.

- Advertisement -

Hadaba qodobadii ka soo baxay kulankaas ayaa waxaa ka mid ahaa.

1.In tirinta Codadka Hargeysa iyo Gabiley sideedii hore ahaato.

 

- Advertisement -

2 in Buuggii dhawaan ay xubnaha WADDANI soo bandhigeen oo ay ku sheegeen inuu ahaa foojari, aanu ahayn ee uu ahaa buug KDQ lahaa oo loogu tallo gallay in lagu tuso xisbiyadda qaabka codaynta, gaar ahaan buugaasi uu kamid ahaa buugaagtii komishanku geeyeen gobolka Saaxil.

3.Ka Guddi  ahaan in laga jawaabo wixii cabasho ah ee xisbiga WADDANI tirsanayo.

4. In Dib loo bilaabo doorkii Xisbiga waddani ku lahaayeen tirinka codadka oo ay hore uga baxeen.

Qodobadii ka soo baxay kulankaas waxaa Warbaahinta u Akhriyay Cabdiqaadir Iimaan Warsame Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Soomaaliland

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts