HomeWararDhageyso:-Halkee ayuu ku dambeeyaa mooshinkii laga waday Madaxweyne Shariif Xasan?

Dhageyso:-Halkee ayuu ku dambeeyaa mooshinkii laga waday Madaxweyne Shariif Xasan?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in arrintii ku aadaneyd in uu khilaaf ka dhex jiro Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya ay aheyd mid ben abuur ah. Nuuradiin Gacma oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Xildhibaano tiro yar oo ka hadlay Warbaahinta ay sheegen in ay mooshin ka gudbiyeen Madaxweyne Shariif balse markii dambe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in arrintii ku aadaneyd in uu khilaaf ka dhex jiro Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya ay aheyd mid ben abuur ah.

Nuuradiin Gacma oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Xildhibaano tiro yar oo ka hadlay Warbaahinta ay sheegen in ay mooshin ka gudbiyeen Madaxweyne Shariif balse markii dambe ay ku fshilmeen.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu shegay in hadda uusan jirin wax mooshin ah oo lag gudbiyay Shariif Xasan isla markaana kuwii horay u kenay ay dib uga laabteen.

Hadalka Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku soo aadaya xili Xildhibaanada Koonfur Galbeed qaarkood ay sheegen in ay xilka ka qaadayaan Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts