HomeWararDaawo:-Qaabkii ay u dhacday Munaasabada Sanad guuradii Saddexaad ee Maamulka Koonfur Galbeed

Daawo:-Qaabkii ay u dhacday Munaasabada Sanad guuradii Saddexaad ee Maamulka Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xalay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay Sanad guuradii 3aad ee ka soo wareegtay markii la’aas aasay Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxaa Munaasabada goobjoog ka ahaa Hogaaminayo Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare,Wasiirka Haweenka Gal-Mudug, Odayaasha Dhaqanka KG Somalia, Wasiiro Ka Socday DFS , Xildhibaanada Labadda Aqal Ee Baarlamanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay Sanad guuradii 3aad ee ka soo wareegtay markii la’aas aasay Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaa Munaasabada goobjoog ka ahaa Hogaaminayo Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare,Wasiirka Haweenka Gal-Mudug, Odayaasha Dhaqanka KG Somalia, Wasiiro Ka Socday DFS , Xildhibaanada Labadda Aqal Ee Baarlamanka Somalia Ee Lagu Soo Doortey Koonfur Galbeed Somalia, Xafiiska Siyaasada QM Ee UNSOM , AMISOM, Maamul Goblka iyo kan Degmada Baydhabo.

- Advertisement -

Goobta Munaasabada ayaa waxaa lagu soo bandhigay Muuqaal ka hadlayay waxqabadka Maamulka koonfur Galbeed Soomaliya Saddexdii Sano ee uu jiray Majaajilooyin, heeso lagu amaanayey Waxqabadka iyo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Dhamaan Masuuliyiintii ka qeyb gashay Munaasabada ayaa Maamulka uu hoggaamiyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ee Maamulka Koonfur Galbeed in uu horumar ballaaran agaray.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Munaasabadda

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts