HomeWararWasiir Ducaale oo ku wajahan Kismaayo iyo Shir looga hadlayo amniga dalka...

Wasiir Ducaale oo ku wajahan Kismaayo iyo Shir looga hadlayo amniga dalka oo ka furmaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Kisamayo ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Jubbalan uu ka furmo shir looga hadlayo arrimaha amniga guud aahan dalka Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirada dhanka amniga u qaabilsan Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda dhexe ee Soomaaliya,waxana sidoo kale Maanta kismaayo tegaya Wasiirka Amniga Soomaliya Maxamed Abuukar Isloow […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Kisamayo ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Jubbalan uu ka furmo shir looga hadlayo arrimaha amniga guud aahan dalka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirada dhanka amniga u qaabilsan Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda dhexe ee Soomaaliya,waxana sidoo kale Maanta kismaayo tegaya Wasiirka Amniga Soomaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale.

- Advertisement -

Sidoo kale shirka waxaa ka qeybgeli  doona Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga ee Maamulka gobolka Banaadir,iyo msuuliyiin kale.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in shirkaan oo muhiim u ah dalka uu rajeynayo in ay ka soo baxan arrimo wanaagsan oo dan u ah Shacabka soomaaliyeed.

Wararka aan Maanta Kismaayo ka heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in ammaanka Kismaayo Maanta aad loo adkeeyay isla markaana Wadooyinka qaar lagu arkayo Ciidamada Jubbaland oo amniga xaqiijinaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts