HomeWararDhageyso:-Galmudug oo Puntland ku eedeysay in ay Ciidamo ku soo daadiyeen deeganadooda

Dhageyso:-Galmudug oo Puntland ku eedeysay in ay Ciidamo ku soo daadiyeen deeganadooda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Gobolka Mudug iyo Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Gobolka mudug ee Galmudug  ayaa maantay kulan ka yeeshay Ciidan La sheegayinay ka Soo Jeedaan Mamulka Puntland kuwaas oo lugu Aragtay Deegano Badan oo Dhaca Bariga Gobolka mudug. Odayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug ayaa ku Eedeyay maamulka puntland inay jabiyeen heshiiskii ay Dhawaan gaareen Maamulada Galmudug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Mudug iyo Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Gobolka mudug ee Galmudug  ayaa maantay kulan ka yeeshay Ciidan La sheegayinay ka Soo Jeedaan Mamulka Puntland kuwaas oo lugu Aragtay Deegano Badan oo Dhaca Bariga Gobolka mudug.

Odayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug ayaa ku Eedeyay maamulka puntland inay jabiyeen heshiiskii ay Dhawaan gaareen Maamulada Galmudug iyo Puntland.

- Advertisement -

Gudomiyaha Gobolka mudug Cabdi Rashiid Xaashi Cartan ayaa ku Eedeyay Maamulka Puntland inay xiisad ka Hurinayaa deegano ay maamusho Dowlad goboleedK Galmudug.

Waxa uu sheegay in Puntland ay ciidmo keentay deegaanada kala ah Singaduud, Cali-waal iyo God gaashaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudomiyaha Gobolka Mudug.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts