HomeWararSawirro:-Shir looga hadlayo amniga dalka oo ka furmay Magaalada Kismaayo

Sawirro:-Shir looga hadlayo amniga dalka oo ka furmay Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Shirkaan  oo ay kaqayb galeen wasiiru dowlayaasha wasaaradaha Amniga dowlad goboleedyada dalka,Gudoomiye kuxigeenka amniga gobolka Banaadir iyo Agaasimaha guud ee wasaradda amniga gudaha dalka,sarakiil booliska oo ka socday,UN-ka iyo AMISOM ayaa ka furmay magaalada kismaayo. Shirkaan ayaa looga hadli doonaa arrimaha amniga dalka tayeynta Ciidanka booliiska,wada shaqeynta hay’aha amniga dowlad gboleedyada dalka iyo kuwa qaranka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkaan  oo ay kaqayb galeen wasiiru dowlayaasha wasaaradaha Amniga dowlad goboleedyada dalka,Gudoomiye kuxigeenka amniga gobolka Banaadir iyo Agaasimaha guud ee wasaradda amniga gudaha dalka,sarakiil booliska oo ka socday,UN-ka iyo AMISOM ayaa ka furmay magaalada kismaayo.

Shirkaan ayaa looga hadli doonaa arrimaha amniga dalka tayeynta Ciidanka booliiska,wada shaqeynta hay’aha amniga dowlad gboleedyada dalka iyo kuwa qaranka.

- Advertisement -

Wasiiru dowlayaasha Wasaaradaha amniga dowlad goboleedyada dalka ayaa shirkaan ku tilmaamay mid lagu xoojinayo amniga, wada shaqeynta dowladda dhexe iyo Maamulgoboleedyada.

Wasiirka Amniga dowlad goboleedka jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur ayaa sharaxad ka bixiyay ahmiyada uu leeyahay  shirkaan maanta kismaayo ka furmay,waxaana uu wasiirku sheegay in xooga lagu saari doono tayeynta Ciidanka booliiska dalka iyo xoojinta Amniga dalka.

Shirkaan ayaa socon doona mudo labo casha ah,waxaana diirada lagu saari doona xasiloonida dalka iyo wada shaqeynta lamaaha Amniga.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts