HomeWararDanjirihii Soomaaliya u joogay Imaaraadka oo diiday wareejinta xilkaas

Danjirihii Soomaaliya u joogay Imaaraadka oo diiday wareejinta xilkaas

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Cali Maxamuud Cali Xoghayaha Joogtadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee DFS ayaa 24,kii Bishii la soo dhaafay ee Octoper waxaa uu shaaciyay in xilkii laga qaaday Danjirihii Soomaaliya ee Imaaraadka Carabta Cabduqaadir Shiikheey  islamarkaana xilkaas loo Magacaabay Nin lagu magacaabo Axmed Daahir Maxamed. War haatan soo baxaya ayaa sheegaya in Cabduqadir Shiikheey uu diiday wareejinta […]

- Advertisement -

Cali Maxamuud Cali Xoghayaha Joogtadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee DFS ayaa 24,kii Bishii la soo dhaafay ee Octoper waxaa uu shaaciyay in xilkii laga qaaday Danjirihii Soomaaliya ee Imaaraadka Carabta Cabduqaadir Shiikheey  islamarkaana xilkaas loo Magacaabay Nin lagu magacaabo Axmed Daahir Maxamed.

War haatan soo baxaya ayaa sheegaya in Cabduqadir Shiikheey uu diiday wareejinta xilkaas iyo in uu ku soo laabto dalka Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho,.

- Advertisement -

Danjire Cabduqaadir Shiikeey  ayaa xilkaas haya mudo dhowr Sano ah,waxaana weli lacadeyn sababta uu u diiday in uu xilkaas wareejiyo.

Xogo ay Dalsan heshay ayaa waxa ay sheegayaan in sidoo kale ay jiraan Danjirayaal iyana diidan wareejinta xilkaas iyo isku-shaandheyn ay wado Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada kas oo bxday Xafiiska Wasaaradda rrimaha Dibedda Soomaaliya.

- Advertisement -

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories