HomeWararDhageyso:-Barakac ka bilaawday tuulooyin hoostaga degmada Balcad

Dhageyso:-Barakac ka bilaawday tuulooyin hoostaga degmada Balcad

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in qaar ka mid ah dadka ku nool tuulooyin hoostaga degmadaas ay bilaabeen in ay barakacaan. Gudoomiye ku xigeenka dhanka Arimaha Bulshada ee Maamulka degmada Balcad Axmed Duqow oo la hadlay Radio Dalsan Xaruntiisa Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dadka ku nool deegaanada Daniga Baaloow […]

- Advertisement -

Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in qaar ka mid ah dadka ku nool tuulooyin hoostaga degmadaas ay bilaabeen in ay barakacaan.

Gudoomiye ku xigeenka dhanka Arimaha Bulshada ee Maamulka degmada Balcad Axmed Duqow oo la hadlay Radio Dalsan Xaruntiisa Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dadka ku nool deegaanada Daniga Baaloow iyo Buulo Kuunto ay saacadihii la soo dhaafay barakacayaan.

- Advertisement -

Waxa uu ku sheegay sababta ay u barakacayan in ay ka dambeyso kadib markii deeganadaas iyo meelo u dhaw dhw ay ku dagalameen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Al-Shabaab.

Sikastaba tuulooyin hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ka taagnaa xiisado dagaal oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Gudoomiye Duqoow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories