HomeWararDhageyso:-Taliska Booliiska Wadajir”Waxaan baadi goobeynaa dad lidi ku ah sugida amniga degmada”

Dhageyso:-Taliska Booliiska Wadajir”Waxaan baadi goobeynaa dad lidi ku ah sugida amniga degmada”

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Taliyaha Saldhiga Booliiska degmada Wadajir ee gobolkan Banaadir oo sigaar ah ula hadlay Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in taliskooda uu ka warqabo dad ku lug leh falalka amnidaro ee mararka qaar ka dhaca degmadaas. Waxa uu sheegay in dadkaas xogtooda oo dhameystiran la gudbiyay isla markaana maalmaha soo socda Gacanta lagu dhigi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Saldhiga Booliiska degmada Wadajir ee gobolkan Banaadir oo sigaar ah ula hadlay Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in taliskooda uu ka warqabo dad ku lug leh falalka amnidaro ee mararka qaar ka dhaca degmadaas.

Waxa uu sheegay in dadkaas xogtooda oo dhameystiran la gudbiyay isla markaana maalmaha soo socda Gacanta lagu dhigi doono.

- Advertisement -

Dhanka kale Taliye Cabdi Baasit ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool degmada Wadajir in ay Ciidamada kala Shaqeyaan sugida amniga isla markaana aysan ogolaan in amniga degmada qalqal lageliyo.

Horay ayaa sidaan oo kale Maamulka degmada Wadajir iyo taliska Booliiska degmadaas ay u soo saareen digniin wallow aysan jirin cid ay u soo qabteen falal amnidaro oo mararka qaar ka dhaca degmadaas.

Qoraa Cabduqaadir Jakaarta

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Taliyaha Booliiska Degmada Wadajir.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts