HomeWararAl-Shabaab oo sheegtay in ay dileen Ciidamo ka tirsan Koonfur Galbeed

Al-Shabaab oo sheegtay in ay dileen Ciidamo ka tirsan Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Al-Shabaab ayaa Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka waxa ay ku qoreen in ay Askar ka tirsan Ciidamda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku dileen gobolka Bakool. Waxa ay sheegeen in ciidamadaas xili ay marayeen inta u dhaxeysa Magaalooyinka Xudur iyo Bardaale ee Gobolka Bakool ay Wadada u galeen taas oo keentay in ay dilaan ilaa 5 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa Baraha ay ku leeyihiin Internet-ka waxa ay ku qoreen in ay Askar ka tirsan Ciidamda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku dileen gobolka Bakool.

Waxa ay sheegeen in ciidamadaas xili ay marayeen inta u dhaxeysa Magaalooyinka Xudur iyo Bardaale ee Gobolka Bakool ay Wadada u galeen taas oo keentay in ay dilaan ilaa 5 askari sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Al-Shabaab waxa faah faahin dheeraad ah maka bixin weerarkaas ay sheegeen in ay ku qaadeen ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dhanka kale Dalsan ayaa xiriir la sameysay Maamulka Gobolka Bakool si ay wax uga weeydiiso weerarkaas balse uma  suurtagelin in ay helaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts