HomeWarar(Warbixin) Madaxda iskhilaafsan ee Galmudug oo ku wada sugan M/Muqdisho

(Warbixin) Madaxda iskhilaafsan ee Galmudug oo ku wada sugan M/Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Kadib markii uu u yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug ee iskhilaafsan ayay xalay soo gaareen Gudaha Magaalada Muqdisho.. Maxamed Xaashi Cabdi Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo labadiisa ku xigeen ayaa Muqdisho waxaa  kaga soo horeeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii uu u yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug ee iskhilaafsan ayay xalay soo gaareen Gudaha Magaalada Muqdisho..

Maxamed Xaashi Cabdi Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo labadiisa ku xigeen ayaa Muqdisho waxaa  kaga soo horeeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf kaas oo ka qeybgeli doona Shir Maanta ka furmaya Muqdisho.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa haatan bilaabeysa xal u helista xiisada ka taagan Galmudug iyo sidii ay heshiis u kala dhexdhigi laheyd Madaxda iskhilaafsan ee Galmudug.

Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa horay u sheegay in dowladda Soomaaliya ay faragelin ku heyso isla markaana ay dhaqaalo ku bixineyso Xildhibaano iyo Siyaasiyiin si looga eryo Galmudug.

Xiisada Galmudug ka taagan ayaa cirka isku sii shareertay kadib markii Xildhibaanada Galmudug oo laba u kala jabay ay xilalkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa haatan laga sugayaa xal ka gaarista khilaafka u dhaxeeya Madaxda Maamulka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts