HomeWararSawirro:-Puntland oo dab qabadsiisay lacago Shilin Soomaali ah

Sawirro:-Puntland oo dab qabadsiisay lacago Shilin Soomaali ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Masuuliyiin uu ka mid ahaa Wasiirka Maaliyada Maamulka Puntland Cabdullahi Karshe Dhaqaajiye iyo Masuliiyin kale ayaa ka qeyb galay Gubista lacago Shilin Soomaali ah oo Wasaaradda Maaliyadda Puntland ay sheegtay in ay aheyd mid feelso ah. Lacagtaan aya ku xaresned Bangiga dhexe ee Maamulka soomaaliland waxaana la sheegay in ay tiro ahaan dhameyd ilaa lix […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Masuuliyiin uu ka mid ahaa Wasiirka Maaliyada Maamulka Puntland Cabdullahi Karshe Dhaqaajiye iyo Masuliiyin kale ayaa ka qeyb galay Gubista lacago Shilin Soomaali ah oo Wasaaradda Maaliyadda Puntland ay sheegtay in ay aheyd mid feelso ah.

Lacagtaan aya ku xaresned Bangiga dhexe ee Maamulka soomaaliland waxaana la sheegay in ay tiro ahaan dhameyd ilaa lix boqol oo malyan iyo shan boqol oo shilinka somaliga ah.

- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda oo Goobta ka hadlay ayaa sheegay in tan ay meesha ka saareyso cabshdii dadweynaha ee lacagta Shilink Soomaaliga iyo in ay yaraato cabashadii bulshada ee dhanka sicir bararka.

Hoos Ka Daawo Sawirrada 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts