HomeWararDhageyso:-Koonfur Galbeed”Anaga iyo Ciidamada Muqtaar Roobow ayaa wadna howlgalka ka dhanka ah...

Dhageyso:-Koonfur Galbeed”Anaga iyo Ciidamada Muqtaar Roobow ayaa wadna howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saacadihii la soo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Bakool waxa uu dagaal saacado badan qaatay ku dhex maray ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Koonfur Galbeed oo garab ka helaya kuwa Muqtaar rooboow iyo Al-Shabaab. Dagaalka oo intiisa badan ka dhacay deegaanada Abal iyo siinaley ee Gobolka Bakool ayaa geestay khasaaro dhimasho iyo dhaawac soo kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Bakool waxa uu dagaal saacado badan qaatay ku dhex maray ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Koonfur Galbeed oo garab ka helaya kuwa Muqtaar rooboow iyo Al-Shabaab.

Dagaalka oo intiisa badan ka dhacay deegaanada Abal iyo siinaley ee Gobolka Bakool ayaa geestay khasaaro dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac.

- Advertisement -

Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed  Nuuradiin Gacmo oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in dagaalkas ay qaadeen Ciidamada  Muqtaar Rooboow isla markaana Al-Shabaab looga dilay ciidamo hub farabadana lagu qabsaday sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sidoo kale sheegay in howlgalladaan ay noqon doonaan kuwo sii socda isla markaana ay siwadajir ah u fulin doonaan Ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa daacada u ah Wadaadka Muqtaar Rooboow.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Afhayenka oo dhameystiran

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts