HomeWararDhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya”Cidkasta oo naga soo horjeeda wadahadal ayaan la geleynaa”

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya”Cidkasta oo naga soo horjeeda wadahadal ayaan la geleynaa”

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Hadalkaan ayaa Waxaa sheegay Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa waxa uuna sheegay in qorshaha xukuumada Soomaaliya uu yahay dib u heshiisiinta iyo amniga. Waxa uu sheegay in dalkaan Soomaaliya uu yahay mid la wada leeyahay isla markaana dowladda Soomaaliya ay wadahadal la geli doonto cid kasta oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadalkaan ayaa Waxaa sheegay Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa waxa uuna sheegay in qorshaha xukuumada Soomaaliya uu yahay dib u heshiisiinta iyo amniga.

Waxa uu sheegay in dalkaan Soomaaliya uu yahay mid la wada leeyahay isla markaana dowladda Soomaaliya ay wadahadal la geli doonto cid kasta oo dowladda ka soo horjeeda.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in weli uu taagan yahay cafiskii Madaxweynaha Soomaliya uu u fidiyay dadka dowladda ka soo horjeeda.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts