HomeWararAl-Shabaab oo weeraray Saldhig Ciidan oo ku yaalla Shabeellaha Dhexe

Al-Shabaab oo weeraray Saldhig Ciidan oo ku yaalla Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa saakay aroortii waxa ay weerar qorsheysan ku qaadeen Saldhig ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarkaan ayaa ka dhacay fasriisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin wadada Basra, gaar ahaan halka loo yaqaan Kala wareega oo u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Afgooye. Warar ay ku […]

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa saakay aroortii waxa ay weerar qorsheysan ku qaadeen Saldhig ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe.

Weerarkaan ayaa ka dhacay fasriisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin wadada Basra, gaar ahaan halka loo yaqaan Kala wareega oo u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Afgooye.

- Advertisement -

Warar ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihin Internet-ka Al-Shabaab ayaa waxa ay ku sheegeen in weerarkaas lagu dilay ilaa lix Askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya sida ay hadalka u dhigeen.

Majirto wax war ah oo dhankooda ka soo bxay Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo waliba Maamulka degmada Balcad.

Bilihii u dambeeyay Al-Shabaab ayaa waxa ay weeraro kala duwan ka geesteen degmooyin ku yaalla bartamaha iyo Koonfurta dalka Soomaaliya

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories