HomeWararDhageyso:-Soomaaliland oo sheegtay in ay diyaarisay qorsho dhanka amniga ah

Dhageyso:-Soomaaliland oo sheegtay in ay diyaarisay qorsho dhanka amniga ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Taliska Ciidanka Booliiska Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegeen in ay xil iska saarayan sidii ay u xaqiijin lahaayeen amniga deegaanada kala duwan ee Maamulkaas kadib howlgallo ay ka sameeynayeen deegaano badan oo ka mid ah Soomaaliland. Afhayeenka Ciidanka Booliiska  Soomaaliland Feysal xiis Cilmi oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ciidanka mar […]

- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliiska Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegeen in ay xil iska saarayan sidii ay u xaqiijin lahaayeen amniga deegaanada kala duwan ee Maamulkaas kadib howlgallo ay ka sameeynayeen deegaano badan oo ka mid ah Soomaaliland.

Afhayeenka Ciidanka Booliiska  Soomaaliland Feysal xiis Cilmi oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ciidanka mar walba ay diyaar u yihiin xasilinta amniga deegaanada Maamulkaas.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in ay baaritaan ku hayaan kadib markii ay gacanta isula tageen laba ka mid ah Masuuliyiinta laba Xisbi Siyaasadeed oo ka jira Soomaaliland.

Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay Saxaafda ka howlgasha deegaanada Soomaaliland in ay iska hubiyaan wararka ay baahinaayan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliland

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories