HomeWararKhasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Magaalada Kismaayo

Khasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xrunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in maanta ay halkaasi isku rasaaseeyeen Maleeshiyaad hab beeleed u abaabulaan rasaastaas oo dhalisay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Maleeshiyadkaan ayaa ku dagaalamay xaafada lagu Magacaabo Kiboore ee dhanka Dalxiiska kadib markii Maleshiyaadka dagaalamay ay isku qabsadeen Dhul halkaasi ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xrunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in maanta ay halkaasi isku rasaaseeyeen Maleeshiyaad hab beeleed u abaabulaan rasaastaas oo dhalisay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Maleeshiyadkaan ayaa ku dagaalamay xaafada lagu Magacaabo Kiboore ee dhanka Dalxiiska kadib markii Maleshiyaadka dagaalamay ay isku qabsadeen Dhul halkaasi ku yaalla.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa waxa ay dalsan u xqiijiyeen dhimasahda 2 Ruux halka dhwac kale uu jiro balse asyan cadeyn.

Dagaalkaan ayaa ku soo aadaya xili Dhamaan Madaxda Maamul goboleedyada dalka ka jira ay ku wada sugan yihiin Gudaha Magaalada Kismaayo si ay uga qeyb galaan shir Beri ka furmaya isla markaan ammaanka siweyn loo adkeeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts