HomeWararAxmed Madoobe oo Khadka Telefoonka kula hadlay Madaxweyne-ku-xigeenka Galmudug iyo Guddoomiyaha Barlamaanka...

Axmed Madoobe oo Khadka Telefoonka kula hadlay Madaxweyne-ku-xigeenka Galmudug iyo Guddoomiyaha Barlamaanka ee Maamulkaas

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Madoobe waxa la sheegay in uu Madaxweyne-ku-xigeenka Galmudug, Maxamed Cabdi Xaashi (Carabeey) iyo Guddoomiyaha Barlamaanka Maamulkaasi, Cali Gacal Casir ku casuumay inay yimaadaan Kismaayo. Axmed Madoobe oo maanta Khadka Telefoonka kula xiriiray Madaxdaasi waxa uu u sheegay inuu Shaqsi ahaan doonayo inuu xaliyo Khilaafka Madaxdaasi kala dhexeeyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Madoobe waxa la sheegay in uu Madaxweyne-ku-xigeenka Galmudug, Maxamed Cabdi Xaashi (Carabeey) iyo Guddoomiyaha Barlamaanka Maamulkaasi, Cali Gacal Casir ku casuumay inay yimaadaan Kismaayo.

Axmed Madoobe oo maanta Khadka Telefoonka kula xiriiray Madaxdaasi waxa uu u sheegay inuu Shaqsi ahaan doonayo inuu xaliyo Khilaafka Madaxdaasi kala dhexeeyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” oo haatan ku sugan magaalladda Kismaayo.

- Advertisement -

Ilo ku dhow Maamulka Galmudug waxay sheegeen inay Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug ka cuddur-daarteen Casuumaadaasi, iyagoo sheegay inay Hawlo xasaasi ka hayaan  Maamulka Galmudug.

Ilo ku dhow Labadaa Mas’uul waxay tilmaameen inay Axmed Madoobe  si cad u sheegeen inaysan diyaar u ahaayeen inay wada-xaajood dhexdhexaadin ah la galaan Madaxweyne Xaaf oo ay isku khilaafeen go’aankii uu ku taageeray Isbahaysiga Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga.

Ma cadda inuu Madaxweynaha Jubbaland uu horey dhigiisa Maamulka Galmudug ugala hadlay Dhexdhexaadinta Hoggaanka Galmudug ee kala qeybsan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts