HomeWararFaah faahin ka soo baxeysa qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM

Faah faahin ka soo baxeysa qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Faah faahino dheerad ah oo ka soo baxaya qarax Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM  lagula eegtay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe.

Kolonyo ka tirsan Ciidamada Burundi oo ku sii jeeday deegaanka Cali Fooldheere oo hoostaga degmada Mahadaay ayaa waxa lala eegtay qarax Mmiinada nooca dhulka lagu aaso ah sida ay Dalsan u sheegeen qaar ka mid ah dadka deeagnka.

Qaraxaas ayaa dadka deegaanku waxa ay sheegen in ay maqlayeen jugtiisa balse aysan ka warheyn khasaaraha ka dhashay.

Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada qaraxaas, waxaana war ay ku qoreen Barta Internet-ka ay ku sheegeen in qaraxaas ay ku waxyeelooben Ciidamo ka tirsan kuwa AMSIOM.

Faah faahino intasi dheer lagama helin qaraxaas balse,Masuuliyiinta Maamulka degmada Mahadaay oo aan la xiriirnay ayaanan ka jawaabin taleefoonadeena.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories