HomeWararSawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta Kormeeray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, waxaana R/wasaaraha Xaruntaasi kusoo dhoweeyey Wasiir dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocoow  iyo Masuuliyiin kale.

R/wasaare Kheyre ayaa Ujjeedka Booqashada uu ku tagey Xarunta wasaaradda Maaliyadda ayaa ah siddii uu ugu kuur geli lahaa Shaqada Wasaaradda ka socda iyo Hanaanka Shaqo ee Shaqaalaha.

Mudane Xasan Cali Kheyre, Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhiiri galiyey  Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda, isagoo ku boggaadiyey Howsha adag ee Bulshadda Soomaaliyeed, in ay sii laba jibaaraan ayuuna ugu baaqay.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories