HomeWararTaliska Xoogga dalka ee G/Gedo oo sheegay in ay dileen Saraakiil ka...

Taliska Xoogga dalka ee G/Gedo oo sheegay in ay dileen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Taliska Xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal Saacadihii la soo dhaafay qeybo k mid ah gobolka Gedo ku dhexmaray Ciidanka dowladda iyo kuwa Al-Shabaab lagu dilay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab C/raxmaan Ibraahim Maxamad Taliyaha Ururka  48-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta Gobolka Gedo ayaa sheegay in intii dagaalkaas socday ay […]

- Advertisement -

Taliska Xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal Saacadihii la soo dhaafay qeybo k mid ah gobolka Gedo ku dhexmaray Ciidanka dowladda iyo kuwa Al-Shabaab lagu dilay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

C/raxmaan Ibraahim Maxamad Taliyaha Ururka  48-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta Gobolka Gedo ayaa sheegay in intii dagaalkaas socday ay ciidamadu ku guuleesteen in ay dilan Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxaa uu tilmaamay in dagalkaas ay sidoo kale kula wareegeen deegaano ay horay ugu sugnaayeen Al-Shabaab kuwas oo ku yaalla duleedka degmada haatana ay ku sugan yihiin Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Ciidamada Kenya ayaa maalmihii u dambeeyay wxa ay wadeen dhaqdhaqaaqyo ay uga baxayeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories