HomeWararDEG DEG:-Puntland oo ka soo horjeesatay, Shirka la filayo inuu ka furmo...

DEG DEG:-Puntland oo ka soo horjeesatay, Shirka la filayo inuu ka furmo M/Kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, C/xakiim C/llaahi Xaaji (Camey) oo saxaafada kula hadlay Garoowe ayaa sheegay ineysan cid uga qayb galayn shirkaasi. Shirkaan ayaa ah mid uu horay u islaamiyay Madaxweynaha dowlad goboledka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed madoobe) kaas oo sida uu sheegay lagu xalinayo khilaafka Madaxda Maamul goboleedyada iyo dowladda. Inta badan Maamul Goboleedyada ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, C/xakiim C/llaahi Xaaji (Camey) oo saxaafada kula hadlay Garoowe ayaa sheegay ineysan cid uga qayb galayn shirkaasi.

Shirkaan ayaa ah mid uu horay u islaamiyay Madaxweynaha dowlad goboledka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed madoobe) kaas oo sida uu sheegay lagu xalinayo khilaafka Madaxda Maamul goboleedyada iyo dowladda.

- Advertisement -

Inta badan Maamul Goboleedyada ayaa u diyaar garoobayay tegitaanka Kismaayo si ay shirkaas uga qeyb galaan, waxaana waxana war ar kale sheegayeen in dowladda ay wado qorsho lagu joojinaayo furitanka shirkaas.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts