HomeWararMaamulka Gobalka Banaadir oo Xabsiga dhigay Kaabo-markhaatigii Suuqa Xamar-Weyne

Maamulka Gobalka Banaadir oo Xabsiga dhigay Kaabo-markhaatigii Suuqa Xamar-Weyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxii Canshuuraha  (Kaabo-markhaatiga) ee Suuqa Xamar-weyne, Maxamed Cali Ciid “Qaamuus” ayaa la sheegay in maanta la xiray, kadib, markii lagu helay inuu Ganacsatada Suuqa ka qaadan jirey Lacago Baad ah. Xarigiisa ayaa yimid, kadib, markii ay Ganacsatadda Suuqa Xamar-weyne u gudbiyeen Maamulka Gobalka Banaadir cabasho ka dhan ah Mas’uulkaasi, oo ay tilmaameen inuu si sharci-darro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxii Canshuuraha  (Kaabo-markhaatiga) ee Suuqa Xamar-weyne, Maxamed Cali Ciid “Qaamuus” ayaa la sheegay in maanta la xiray, kadib, markii lagu helay inuu Ganacsatada Suuqa ka qaadan jirey Lacago Baad ah.

Xarigiisa ayaa yimid, kadib, markii ay Ganacsatadda Suuqa Xamar-weyne u gudbiyeen Maamulka Gobalka Banaadir cabasho ka dhan ah Mas’uulkaasi, oo ay tilmaameen inuu si sharci-darro ah uga qaadi jirey Lacago uu ku sheegi jirey inay tahay Canshuurta Dowladda Hoose ee Muqdisho.

- Advertisement -

Ilo ku dhow Maamulka Gobalka Banaadir ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan in la xiray Madaxii Canshuuraha  (Kaabo-markhaatiga) ee Suuqa Xamar-weyne, Maxamed Cali Ciid “Qaamuus”, kaasi oo loo haysto inuu lunsaday Lacagihii Canshuuraha ee Suuqa iyo inuu Ganacsatada Suuqa ka qaadan jirey Lacago sharci-darro ah.

Dhinaca kale, qaar ka mid ah Ganacsatada ayaa soo dhaweeyey sida ay Madaxda  Maamulka Banaadir wax uga qabteen cabashadii ay u gudbiyeen.

Si kastaba ha ahaatee, Suuqa Xamar-weyne ayaa ka mid ah Suuqyadda ugu waa weyn magaalladda Muqdisho, waxaana ku yaalla Mehrado Ganacsi oo laga heli karo waxyaabaha daruuriga u ah nolol-maalmeedka, sida cuntada, dharka iyo qalabka Elektoroonik ah.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts