HomeWararMid ka mid ah Garaawida AMISOM oo qof Shacab ah ku jiiray...

Mid ka mid ah Garaawida AMISOM oo qof Shacab ah ku jiiray M/Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dhacadaan ayaa ka dhacday Wadada ka timaada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho kadib markii Haweeneey uu sibareer ah u jiiray mid ka mid ah Gawaarida ciidamada ASMIOM xili Wadada mareysay. Dadka deegaanka qaarkood oo arrintaan ku soo baxay ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Haweeneyda oo ka mid aheyd Ganacsatada qaadka uu soo […]

- Advertisement -

Dhacadaan ayaa ka dhacday Wadada ka timaada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho kadib markii Haweeneey uu sibareer ah u jiiray mid ka mid ah Gawaarida ciidamada ASMIOM xili Wadada mareysay.

Dadka deegaanka qaarkood oo arrintaan ku soo baxay ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Haweeneyda oo ka mid aheyd Ganacsatada qaadka uu soo gaaray dhaawac culus isla markaana loola cararay mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla Magaalada muqdisho.

- Advertisement -

Ugu dambeyn Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo goobta gaaray ayaa la sheegay in ay qabteen Gaarigii Haweeneyda halkaasi ku jiiray iyo Darawalkii waday.

Dhawaan gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa la kulmay madaxda Midowga Afrika ee AMISOM isaga oo kala hadlay dhibaatada mararka qaar Gawaarida AMISOM ay dadka rayid ah u geestaan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories