HomeWararCiidamada dowladda oo Howlgallo ka sameeyay Xaafado ka tirsan Waaberi

Ciidamada dowladda oo Howlgallo ka sameeyay Xaafado ka tirsan Waaberi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Howlgalkaan ayaa Ciidamada amniga Soomaliya waxa ay ka sameeyeen Waaxda Hanti Wadaag ee degmada Waaberi,waxaana Ciidamada ay Guri Guri u baarayeen Xaafadaasi. Dadka deegaanka qaarkood o la hadlay Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in howlgalka intii uu socday lagu qabqabtay tiro dad ah oo dhalinyaro u badan kuwaas oo Ciidamadu ay isugu geeyeen Barxadweyn oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgalkaan ayaa Ciidamada amniga Soomaliya waxa ay ka sameeyeen Waaxda Hanti Wadaag ee degmada Waaberi,waxaana Ciidamada ay Guri Guri u baarayeen Xaafadaasi.

Dadka deegaanka qaarkood o la hadlay Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in howlgalka intii uu socday lagu qabqabtay tiro dad ah oo dhalinyaro u badan kuwaas oo Ciidamadu ay isugu geeyeen Barxadweyn oo ku taalla Gudaha degmadaas.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa sidoo kale qabqabnayay dadka Wdooyinka degmadasi Waaberi marayay waxaana la sheegay in dadkii howlgalkaas ay ku qabteen intooda badan ay siidaayeen halka qaarkood dhalinyardii ay weli Su’aalo weydiinayaan.

Ciidamada Xasilinta amniga ayaa habeenadii la soo dhaafay sidaan oo kale wxa ay holwgallo uga sameeyeen degmooyin ka tirsan Gobolkaan Banaadir sida Yaaqshiid, Waaberi iyo Dharkenley oo howlgalkii ugu dambeeyay lagu soo qabtay Hub iyo waxyaabaha Maanka dooriya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts