HomeWararShabaab oo markale weerar ku qaaday deegaanka Bariire

Shabaab oo markale weerar ku qaaday deegaanka Bariire

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Weerar madaafiic ku bilaawday ayaa xalay Al-Shabaab waxa ay ku qaadeen fariisin Ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin  deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose . Dadka deegaanka ayaa radio Dalsan waxa ay u sheegeen in weerarka kadib uu bilaawday dagaal socday mudo ku dhaw laba Saacadood in kastoo aysan cadeyn karin khasaaraha ka dhashay dagaalka dhex […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weerar madaafiic ku bilaawday ayaa xalay Al-Shabaab waxa ay ku qaadeen fariisin Ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin  deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose .

Dadka deegaanka ayaa radio Dalsan waxa ay u sheegeen in weerarka kadib uu bilaawday dagaal socday mudo ku dhaw laba Saacadood in kastoo aysan cadeyn karin khasaaraha ka dhashay dagaalka dhex maray labada dhinac.

- Advertisement -

Ciidanka dowladda ee ku sugan deegaanka Bariire ayaa waxaa weli laga dareemayaa khasaarihii ka soo gaaray weerarkii maalma ka hor kaga yimid dhanka Al-Shabaab.

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaan xiriir la sameynay si aan wax uga weeydiino dagaalkaas balse kama jawaabin taleefoonadeena.

Al-Shabaab ayaa waxa ay horay u sheegeen in weerarkii hore loogu aargudayay 10 ruux oo horay loogu dilay deegaanka Bariire Dadka deegaanka ayaana waxa ay sheegayaan in ay cabsi soo wajahday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts