HomeWararSawirro:-Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka oo la kulmay Wafdi ka...

Sawirro:-Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka oo la kulmay Wafdi ka socda Turkiga

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdi-wali ibraahim sh.Muudey ayaa Maanta la kulmay wafdi ka socday Baarlamaanka Dalka Turkiga. Kulanka ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa hargaysa. Guddoomiyaha oo ay wehliyaan Mudanayaal ka tirsan Golaha shacabka ayaa qaabilay wafdiga ka socday Baarlamaanka dalka turkiga oo uu […]

- Advertisement -

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdi-wali ibraahim sh.Muudey ayaa Maanta la kulmay wafdi ka socday Baarlamaanka Dalka Turkiga.

Kulanka ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa hargaysa.

- Advertisement -

Guddoomiyaha oo ay wehliyaan Mudanayaal ka tirsan Golaha shacabka ayaa qaabilay wafdiga ka socday Baarlamaanka dalka turkiga oo uu hogaaminayay Safiirkii hore ee dalka turkiga oo hada ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi iyo Guddiga Saaxiibtinimada Somaliya iyo turkiga.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa wada-shaqaynta Guddiga saaxiibtinimada iyo Somaliya iyo Turkiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories