HomeWararMaamulka Jubbaland oo baaraya duqeyn laga geestay Gobolka Gedo

Maamulka Jubbaland oo baaraya duqeyn laga geestay Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxamuud Sayid adan Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in baaritaan lagu sameynayo duqeyn Diyaaradaha Kenya ay ka geesteen deegaanka Tarako ee Gobolka Gedo. Duqeyntaas ayaa la sheegayaa in ay waxyeelo ka soo gaartay dad rayid ah oo u badan Xoolaley. “Baaritan ayaan ku sameyneynaa qaabkii ay u dhacday duqeyntaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamuud Sayid adan Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in baaritaan lagu sameynayo duqeyn Diyaaradaha Kenya ay ka geesteen deegaanka Tarako ee Gobolka Gedo.

Duqeyntaas ayaa la sheegayaa in ay waxyeelo ka soo gaartay dad rayid ah oo u badan Xoolaley.

- Advertisement -

“Baaritan ayaan ku sameyneynaa qaabkii ay u dhacday duqeyntaas waxana sidoo kale magdhaw la siin doonaa dadkii eheladooda lagu dilay duqeyntaas aad iyo aad ayaana uga xunahay wixii halkaasi ka dhacay ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland.

Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyaa in ay marwalka duqeeyaan deegaano Miiyi ah oo ku yaalla Gobolada Gedo iyo Jubbooyinka waxaana hadalkan ka soo baxay Jubbaland uu imaanaya xili ay cabasho farabadan ka timid Shacabka ku nool Gobolka Gedo.

Dhanka kale Ciidamada Kenya ayaa Maalmihii la soo dhaafay waxa ay ka baxeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo iyada oo Saraakiisha Kenya aysan weli cadeyn sababta ka dambeysa bixitaankooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts