HomeWararAl-Shabaab oo sheegtay in ay la wareegeen deegaanka Teed

Al-Shabaab oo sheegtay in ay la wareegeen deegaanka Teed

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Al-Shabaab ayaa weerar waxa ay ku qaadeen Degaanka Teed oo 30 Km u jira Magaalada Xudur ee Xarunta  gobolka Bakool halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed. Dagaal mudo socday ayaa labada dhinac halkaasi  ku dhex maray sida ay sheegeen dadka deegaanka qaarkood oo diiday in sababo dhanka amniga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa weerar waxa ay ku qaadeen Degaanka Teed oo 30 Km u jira Magaalada Xudur ee Xarunta  gobolka Bakool halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed.

Dagaal mudo socday ayaa labada dhinac halkaasi  ku dhex maray sida ay sheegeen dadka deegaanka qaarkood oo diiday in sababo dhanka amniga ah in Magacooda iyo codkooda in Warbahinta loo deegsado.

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa War ay ku qoreen Baraha Internet-ka waxa ay ku sheegeen in weerarkii ay ku qaadeen deegaanka Teed oo kala qeybiya degmooyinka Ceelbarde iyo Xudur  ay ku qabsadeen Gaadiid sidoo kalena ay la wareegeen.

Weli macada khasaaraha ka dhashay dagaalkaas maadaama xiliga uu bilaabanayay ay aheyd waqti aroor ah waxaana dadka deegaanka ay sheegayaan in uu jiro khasaaro labada dhinac ah.

Maamulka degmada Xudur ee Gobolka Bakool  ayay Dalsan la xiriirtay si ay wax uga weeydiiso faah faahinada dheeriga ah ee dagaalkaas balse kama jawaabin taleefoondeena

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts