HomeWararHowlgal dad farabadan lagu qab qabtay oo laga sameeyay Magaalada Muqdisho

Howlgal dad farabadan lagu qab qabtay oo laga sameeyay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Muqdisho ka sameeyeen howlgalo tiro dad ah lagu qabqabtay. Howlgalka ayaa waxaa laga sameeyay qeybo ka mid ah Xaafada Siigaale, waxana dadka deeganka ay sheegeen in howlgalkaas uu ahaa mid inta badan dhalinyarada lagu qab qabanayay. Qof k mid ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Muqdisho ka sameeyeen howlgalo tiro dad ah lagu qabqabtay.

Howlgalka ayaa waxaa laga sameeyay qeybo ka mid ah Xaafada Siigaale, waxana dadka deeganka ay sheegeen in howlgalkaas uu ahaa mid inta badan dhalinyarada lagu qab qabanayay.

- Advertisement -

Qof k mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in dad kor u dhaafaya 100 Ruux howlgalkas lagu qabtay isla markaana uu goob fagaaro ah kula hadlay gudoomiyaha degmada Hodan Maxamed Cantoobo.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in intaasi kadib dadkii dhalinyarada u badnaa ee howlgalka lagu qabtay lasii daayay balse ay ciidamu reebteen ilaa 5 Ruux oo laga shakiyay.

Xiriir ayaan la sameynay maamulka degmada Hodan si aan wax uga weeydiino howlgalkas balse kama jawaabin taleefoonadeena.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts