HomeWararSawirro:-Taliska Booliiska Soomaaliya oo soo bandhigay Hub iyo waxyaabaha Maanka-Dooriya

Sawirro:-Taliska Booliiska Soomaaliya oo soo bandhigay Hub iyo waxyaabaha Maanka-Dooriya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ee Janaral Kaahiye ayaa waxaa Maanta  lagu soo bandhigay Taargoyinka gawaarida, bistoolado, iyo dareeska isticmaalan Ciidamada iyo sidoo kale waxyaabaha Maanka dooriya. Howlgal ay ciidamada dowladda ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmooyinka Dharkenley iyo hodan oo ka tirsan gobolka Banaadir ayaa lagu soo qabtay sida ay Goobta ka sheegeen Saraakiisha ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ee Janaral Kaahiye ayaa waxaa Maanta  lagu soo bandhigay Taargoyinka gawaarida, bistoolado, iyo dareeska isticmaalan Ciidamada iyo sidoo kale waxyaabaha Maanka dooriya.

Howlgal ay ciidamada dowladda ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmooyinka Dharkenley iyo hodan oo ka tirsan gobolka Banaadir ayaa lagu soo qabtay sida ay Goobta ka sheegeen Saraakiisha ciidamada Booliiska oo goobta ku sugnaa.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa Hubkaan iyo waxyabaaha maanka dooriya  lala soo qabtay Saddex Ruux.

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo sidoo kale taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska ahna ku simaha taliyaha Ciidanka iyo taliyaha Hay’adda dembi barista CID, da ayaa Goobta ku wada sugnaa.

Haatan waxaa halkasi ka socda hadalo kooban oo ay Warabahinta siinaayan Wasiirka amniga iyo Saraakiisha ciidamada ee howlgalka qeybta ka ahaa.

- Advertisement -

Hoos ka Daawo Sawirrada

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts