HomeWararHowlgal Caawa ka socda Xaafado ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir

Howlgal Caawa ka socda Xaafado ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa waxa ay howlgallo dadka lagu qab qabanayo ka wadaan inta badan Xaafado ka tirsan degmada Hodan. Howlgalka ayaa intiisa badan waxa ay ka socdaan Xaafada Siigaale oo ka tirsan degamada Hodan,. Waxaana Wariyaheena Cadar Maxamed Maxamuud ay soo sheegeeysaa in weli howlgalka uu socdo islamarkaana Ciidamadu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa waxa ay howlgallo dadka lagu qab qabanayo ka wadaan inta badan Xaafado ka tirsan degmada Hodan.

Howlgalka ayaa intiisa badan waxa ay ka socdaan Xaafada Siigaale oo ka tirsan degamada Hodan,. Waxaana Wariyaheena Cadar Maxamed Maxamuud ay soo sheegeeysaa in weli howlgalka uu socdo islamarkaana Ciidamadu dadkii ay qabteen oo dhalinyaro u badan ay hal goob isugu geeyeen.

- Advertisement -

Sidoo kale Wariyaheena ayaa soo sheegeysa in dadka la qabqabtay ay kor u dhaafayaan ilaa 500 oo Ruux kuwaas oo hadda ay ciidamadu baaritaan ku hayaan.

Macada waxa xiligaan ku soo beegay howlgalka,balse habeenadii la soo dhaafay ayaa Ciidanka dowladda waxa ay howlgalo ka sameynayeen Xaafado ka tirsan degmada shibis.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts