HomeWararCaruur ku waxyeeloowday qarax ka dhacay deegaanka Carbiska

Caruur ku waxyeeloowday qarax ka dhacay deegaanka Carbiska

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxa qarax khasaaro dhaliyay laga maqlay qeybo ka mid ah deegaanka Carbiska oo u dhow degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose. Qaraxaan ayaa yimid ka dib markii Caruur ay ku ciyaarayeen Bam Gacmeed ay ku qaraxday, waxaana dadka deegaanka qaarkood oo dalsan la hadlay ay sheegeen in qaraxaasi ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxa qarax khasaaro dhaliyay laga maqlay qeybo ka mid ah deegaanka Carbiska oo u dhow degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Qaraxaan ayaa yimid ka dib markii Caruur ay ku ciyaarayeen Bam Gacmeed ay ku qaraxday, waxaana dadka deegaanka qaarkood oo dalsan la hadlay ay sheegeen in qaraxaasi ay ku dhaawacmeen Saddex ka mid ah Caruurtii Gargaraaceysay.

- Advertisement -

Caruurtaan ayaa ka mid ahaa Qoysas danyar ah oo ku nool Kaam ku yaalla deegaanka Carbiska waxaana Goobta ay bambada kula qaraxday u dhawaa Saldhig ay leeyihiin ciidamada AMISOM.

Caruurtii ku waxyeeloobay qaraxaasi Bambaano ayaa la geeyay goobaha Caafimaad ee ku yaalla degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose si loogu daweeyo.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts