HomeWararDEG DEG:Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay D/Xamarweyne

DEG DEG:Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay D/Xamarweyne

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhow ku qarxay meel u dhow bacadlihiu hore ee degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir. Qaraxa oo jugtiisa inta badan laga maqlay Gudaha Magaalada Muqdisho ayaa ku qarxay Busteejada degmada Xamarwyene wadada ka timaada Albaabka hore ee Beerta Nabada ka soo horjeedka kaalin shidaal oo halkaasi ku taalla. Wariyaasheena […]

- Advertisement -

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhow ku qarxay meel u dhow bacadlihiu hore ee degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa oo jugtiisa inta badan laga maqlay Gudaha Magaalada Muqdisho ayaa ku qarxay Busteejada degmada Xamarwyene wadada ka timaada Albaabka hore ee Beerta Nabada ka soo horjeedka kaalin shidaal oo halkaasi ku taalla.

- Advertisement -

Wariyaasheena Goobta tegay ayaa waxa ay soo sheegayaan in qaraxaas gaari uu inta badan khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah u geestay Gaari kan dadweynaha ah ee loo yaqaano Homeyda oo Goobta marayay kaas oo inta badan dadkii saarnaa ay noqdeen kuwa dhinta iyo kuwa dhaawacma.

Gawaarida Ambalaasta ayaa haatan daad gureyneysa dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi Gaari.

Goordhow la socda faah faahinta

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories