HomeWararAkhriso:-Xildhibaanadii Shalay tegay Cadaado oo War-Murtiyeed soo saaray

Akhriso:-Xildhibaanadii Shalay tegay Cadaado oo War-Murtiyeed soo saaray

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Xildhibaanadii ka tirsanaa laabda Aqal ee Golaha Shacabka ee shalay gaaray Magaalada Cadaado ayaa goordhow soo saaray Warmurtiyeed ku saabsan wixii ka soo baxay kulamadii ay ku dhex dhexaadinayeen Madaxda Galmudug. War murtiyeedka ayaa lagu sheegay inay isku dayeen inay xaliyaan arrinta Galmudug markii ay ku guuleysan rabaan faragelin laga soo sameeyey Madaxtooyada Villa Somalia […]

- Advertisement -

Xildhibaanadii ka tirsanaa laabda Aqal ee Golaha Shacabka ee shalay gaaray Magaalada Cadaado ayaa goordhow soo saaray Warmurtiyeed ku saabsan wixii ka soo baxay kulamadii ay ku dhex dhexaadinayeen Madaxda Galmudug.

War murtiyeedka ayaa lagu sheegay inay isku dayeen inay xaliyaan arrinta Galmudug markii ay ku guuleysan rabaan faragelin laga soo sameeyey Madaxtooyada Villa Somalia sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Waxay sidoo kale sheegeen inay Madaxtooyada Soomaaliya Magaalada Cadaado usoo dirtay Musharax lagu doonayo in lagu qalqal geliyo xasiloonida Maamulkaas.

Hoose Ka Akhriso War-Muriyeedka oo dhameystiran 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories