HomeWararSawirro:-Ciidamada Puntland oo qabtay Gawaari ay saaran yihiin lacago been abuur ah

Sawirro:-Ciidamada Puntland oo qabtay Gawaari ay saaran yihiin lacago been abuur ah

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ciidamada Puntland ee ku sugan koontoroolka laga galo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa qabtay lacag feelsa ah oo la doonayay in la geliyo gudaha Magaalada Boosaaso. Lacagtaan ayaa ku dhex jirtay fuustooyin laguan dhex qarinayay,sida ay sheegeen Saraakiisha Gacanta ku digay lacagtaan,kuwaas oo ku wareejiyay wasaarada Maaliyada Puntland. Taliyaha Ciidanka kantaroolka magaalada Boosaaso […]

- Advertisement -

Ciidamada Puntland ee ku sugan koontoroolka laga galo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa qabtay lacag feelsa ah oo la doonayay in la geliyo gudaha Magaalada Boosaaso.

Lacagtaan ayaa ku dhex jirtay fuustooyin laguan dhex qarinayay,sida ay sheegeen Saraakiisha Gacanta ku digay lacagtaan,kuwaas oo ku wareejiyay wasaarada Maaliyada Puntland.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka kantaroolka magaalada Boosaaso ayaa sheegay in waxaana tallaabadaani qayb ka tahay kahortagista sicir bararka iyo diidmada shillinka Soomaaliga.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

 

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories