HomeWararDEG DEG:-Taliye Nabad-Sugid oo lagu dhaawacay Dharkenley

DEG DEG:-Taliye Nabad-Sugid oo lagu dhaawacay Dharkenley

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War goordhow soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in degmada Dharkenley qeybo ka mid ah lagu weeraray Gaari uu watay taliyaha Nabad-Sugida degmada Kaxda. Taliyaha ayaa xiliga la weeraray dad goobjoogayaal ah wax ay Dalsan u sheegeen in uu marayay Xaafada Xoosh, isla markaana koox wadatay gaari NOAH , ah ay rasaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War goordhow soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in degmada Dharkenley qeybo ka mid ah lagu weeraray Gaari uu watay taliyaha Nabad-Sugida degmada Kaxda.

Taliyaha ayaa xiliga la weeraray dad goobjoogayaal ah wax ay Dalsan u sheegeen in uu marayay Xaafada Xoosh, isla markaana koox wadatay gaari NOAH , ah ay rasaas ku fureen gaarigiisa.

- Advertisement -

Sidoo kale Goobjoogaha ah ayaa sheegay in rasaastaas ay ku dhaawacmeen taliyaha Nabad-Sugida degmada Kaxda oo Magaciisa lagu soo koobay Qooley iyo laba ka mid ah ilaaladiisa.

Kooxdii wax rasaaseysay ee Gaariga wadatay ayaa Goobta ka baxsatay,waxana hadda Goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka degmada Dharkenley.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts