HomeWararXubintii labaad oo ka tirsan Guddiga taakuleynta Ciidamada oo is casishay

Xubintii labaad oo ka tirsan Guddiga taakuleynta Ciidamada oo is casishay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa ku dhawaaqay in uu is casilay Maxamed Yuusuf Tigey oo ka mid  ahaa Xubnaha  Guddiga taakuleynta ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya. Sababaha is casilaadiisa ayaa waxa uu ku sababeeyay dhowr qodob oo kala ah. 1:- Madaxbaani la’aan uu sheegay in ay heysato Guddiga. 2:- Isku  dheelitir la’aan ka muuqato Guddiga Iyo sidoo kale Ixtirmaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa ku dhawaaqay in uu is casilay Maxamed Yuusuf Tigey oo ka mid  ahaa Xubnaha  Guddiga taakuleynta ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

Sababaha is casilaadiisa ayaa waxa uu ku sababeeyay dhowr qodob oo kala ah.

- Advertisement -

1:- Madaxbaani la’aan uu sheegay in ay heysato Guddiga.

2:- Isku  dheelitir la’aan ka muuqato Guddiga

Iyo sidoo kale Ixtirmaan la’aan heysato guddiga sida uu isaga sheegay.

- Advertisement -

War Qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay  Facebook ayaa waxa uu ku cadeeyay in ay ka dambeysay is casilaadiisa.

Horay ayaa waxaa shaaciyay in uu isku casilay gudoomiyihii guddiga taakuleynta Ciidamada Qalabka sida Jen, Jaamac Maxamed Qaalib oo uu Madaxweyne Farmaajo Magacabay 9,kii july ee Sanadkaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts