HomeWararDEG DEG:-Dil goordhow ka dhacay qeybo ka mid ah Afgooye

DEG DEG:-Dil goordhow ka dhacay qeybo ka mid ah Afgooye

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa Goordhow qeybo ka mid ah degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay ku dileen Ciidamo la sheegay in ay ka tirsanaayeen kuwa dowladda Soomaaliya oo gaarayay ilaa laba Askari. Dilka ayaa ka dhacay Suuqa Jaadka ee degmadaas, waxaana Goobjoogaayaal ay sheegayaan in kooxaha hubeysan ay dhowr Xabadood ku dhifteen  Askarta  oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa Goordhow qeybo ka mid ah degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay ku dileen Ciidamo la sheegay in ay ka tirsanaayeen kuwa dowladda Soomaaliya oo gaarayay ilaa laba Askari.

Dilka ayaa ka dhacay Suuqa Jaadka ee degmadaas, waxaana Goobjoogaayaal ay sheegayaan in kooxaha hubeysan ay dhowr Xabadood ku dhifteen  Askarta  oo ku sugnaa Suuqa Jaadka oo mashquul aad u daran uu ka jiray.

- Advertisement -

Kooxii dilka geestay ayaa sida la sheegay markale soo rogaal celiyay kuwaas oo hadana dhowr Xabadood ku dhuftay labadii Askari, iyaga oo intaas kadib goobta ka baxsaday.

Dilka kadib Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa Goobta gaaray kuwaas oo la sheegay in  rasaas ay fureen uu ku geeriyooday qof Shacab ah oo Suuqa ku sugnaa,

Sidoo kale Ciidamada ayaa wada  howlgallo baaritaano ah, inta badan dadkii ku sugnaa Suuqa ayaa la sheegay in ay kala carareen.

- Advertisement -

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts