HomeWararSawirro:-Meydadka Soomaalidii lagu laayay dalka Itoobiya oo Maanta la’Aasay

Sawirro:-Meydadka Soomaalidii lagu laayay dalka Itoobiya oo Maanta la’Aasay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Allaha u Naxariistee waxaa Maanta oo jimce Ah Aas Qaran loogu sameeyey Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Ehiopia Dadkii Soomaalida ahaa ee ay Qoomiyada Oromadu laba Maalmood ka hor ku Xasuuqeen Deegaanka Haawaday ee Dalka Itoobiya. Dadka Maanta la Aasay yaa la sheegay in ay gaarayeen ilaa 28 ruux sida ay sheegeen dad […]

- Advertisement -

Allaha u Naxariistee waxaa Maanta oo jimce Ah Aas Qaran loogu sameeyey Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Ehiopia Dadkii Soomaalida ahaa ee ay Qoomiyada Oromadu laba Maalmood ka hor ku Xasuuqeen Deegaanka Haawaday ee Dalka Itoobiya.

Dadka Maanta la Aasay yaa la sheegay in ay gaarayeen ilaa 28 ruux sida ay sheegeen dad ka qeyb galy Aaska.

- Advertisement -

Aas kan Qaran ayaa waxaa ka  qaybgaley Masuuliyiinta Ugu Sareysa Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan.

28 qof ee Maanta lagu Aasay Magaalada Jigjiga ayaa ka mid ahaa dadkii lagu laayay deeganka Haawaday ee Briga Dalka Itoobiya waxayna ahaayeen dad Ganacsato ah oo badan kood ka yimid deegaanada Maamulka Soomaaliland.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories