HomeWararDhageyso:-Maamulka K/Galbeed oo sheegay in Rag ka tirsan Alshabaab ay ku...

Dhageyso:-Maamulka K/Galbeed oo sheegay in Rag ka tirsan Alshabaab ay ku dhuumaleysanayaan Gudaha Magalada Baydhabo

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa maanta laga sameeyay howlgallo baaritaano ah, kaas oo lagu baadi goobayo dadkii ka dameeyay weerar ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay. Howgalka ayaa laga sameeyay inta badan xaafadaha Magaalada Baydhabo, iyada oo ciidamadu ay Guri Guri u barayeen Xaafadahaas, si ay Gacanta ugu soo dhigaan dadkii ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa maanta laga sameeyay howlgallo baaritaano ah, kaas oo lagu baadi goobayo dadkii ka dameeyay weerar ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay.

Howgalka ayaa laga sameeyay inta badan xaafadaha Magaalada Baydhabo, iyada oo ciidamadu ay Guri Guri u barayeen Xaafadahaas, si ay Gacanta ugu soo dhigaan dadkii ka dambeeyay werarka khasaaraha dhaliyay ee ka dhacay Baydhabo.

- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Magaalada Baydhabo Aadan Cali Adan Carab, oo wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho aya sheegay in howlgalkaas uu ahaa mid lagu abadi goobayo dadkii soo abaabulay weerarka isqarxinta ahaa ee ka dhacay Baydhabo.

Waxa uu shegy in howlgalkaas uu yahay mid weli socda balse waxyaabihii ay ku soo qabtaan ay Warbaahinta la wadaagi doonaan, iyada oo ay jiraan dad ay ku qab qabteen howlgalkaas.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Gudoomiye ku xigeenka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts