HomeWararDhageyso:-Puntland oo sheegtay in maraakiib Dagaal oo aan ogolaansho ka heysan Maamulkooda...

Dhageyso:-Puntland oo sheegtay in maraakiib Dagaal oo aan ogolaansho ka heysan Maamulkooda ay duqeyn ka fuliyaan deeganadooda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Magaalada Gardafuu ee gobolka Bari puntland ayaa cabasho ka keenay Maraakiib kuwa dagaalka ah oo ku sugan Xeebaha Magaalada Caluula,kuwaas oo dhowr mar horay looga cawday. Gudoomiyaha Magaalada Gardafuu Maxamuud Axmed Ceynab oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maraakiibtaas oo sisharcidaro ah uga kaluumeuysata Xeebaha Magaaladaas ay mararka qaar duqeyn u geesta hareeraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Magaalada Gardafuu ee gobolka Bari puntland ayaa cabasho ka keenay Maraakiib kuwa dagaalka ah oo ku sugan Xeebaha Magaalada Caluula,kuwaas oo dhowr mar horay looga cawday.

Gudoomiyaha Magaalada Gardafuu Maxamuud Axmed Ceynab oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maraakiibtaas oo sisharcidaro ah uga kaluumeuysata Xeebaha Magaaladaas ay mararka qaar duqeyn u geesta hareeraha Xeebaha taasina ay dhibaato keeni karto.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Wasaarada Arrimaha gudaha iyo dowladdaha Hoose ee Mamulka Puntland iyo Maamulkooda oo iskaashanaya ay Sharci cad ka soo sari doonaan Maraakibtaas.

Hadalka Gudoomiyaha Magaalada Gardafuu ayaa ku soo aadaya xili Warar soo baxayay ay sheegayeen in Diyaarado dagaal ay duqeyn ka geesteen farsiimo Kooxda Daacish ku leeyihiin halkaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiya Magaalada Gardafuu

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts