HomeWararMaxkamad ku taalla dalka New Zealand oo xukun ku riday Nin Soomaali...

Maxkamad ku taalla dalka New Zealand oo xukun ku riday Nin Soomaali ah oo lagu soo oogay isku-day dil

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Eedeysane magaciisa lagu sheegay Maxamed Samow Cali ayaa maanta la soo taagay Maxkamadda Sare ee magaalladda Brisbane  ee dalka New Zealand. Wakaalladda Wararka Australian Associated Press (APP) oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa sheegtay in Eedeysanaha lagu soo oogay dhaawacyo uu u geystay  Haweeney uu la haasaawi jirey uu Maqar ku dhaawacay  bishii September […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Eedeysane magaciisa lagu sheegay Maxamed Samow Cali ayaa maanta la soo taagay Maxkamadda Sare ee magaalladda Brisbane  ee dalka New Zealand.

Wakaalladda Wararka Australian Associated Press (APP) oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa sheegtay in Eedeysanaha lagu soo oogay dhaawacyo uu u geystay  Haweeney uu la haasaawi jirey uu Maqar ku dhaawacay  bishii September 10-dii ee sannadkii 2015-kii.

- Advertisement -

Eedeysanaha oo 53-jir ah waxa uu Maxkamadda ka hor qirtay inuu geystay falka uu ku dili lahaa Saaxiibtiisa hore, kadib, markii uu muran dhex maray.

Qareenka u doodayey Eedeysanaha oo lagu magacaabo Ban Power ayaa Maxkamadda ka hor sheegay in Maxamed Samow Cali haysato dhibaato dhinaca Maskaxda, isla markaana uu ku xirnaa Xabsiga in ka badan 700 oo maalmood.

Dhinaca kale, Garsoore Roslyn Atkinson oo madax ka ah Xeer-beegtida Kiiskaasi ayaa ku dhawaaqday in Eedeysane Maxamed Samow Cali lagu xukumay Xabsi 10-sanno ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts