HomeWararDhgeyso:-Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Dhgeyso:-Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Howlgallo kala duwan ayaa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya waxa ay ka wadaan deegaano hoostaga degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Baraawe oo la hadlay Radio Dalsan Xarunta Warqabadka uu ku leeyahay Shabeellaha Hoose, ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamadu ay la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgallo kala duwan ayaa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya waxa ay ka wadaan deegaano hoostaga degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Baraawe oo la hadlay Radio Dalsan Xarunta Warqabadka uu ku leeyahay Shabeellaha Hoose, ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamadu ay la wareegeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degamda Baraawe.

- Advertisement -

Aadan Cumar Madoobe Gudoomiyaha degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in howlgallada ay noqon doonaan kuwa sii socda ilaa ay Ciidamadu kala wareegaan Al-Shabaab tuulooyinka ku teedsan degmada Baraawe.

Hoos Ka Dhageyso Warbixin uu Afgooye ka soo diray Maxamed Cusmaan Ma’da

 

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts